Sunday, May 27, 2018

Isticmaal EagleGet Badalka IDM Ka Kana Maaran Internet Download Manager


Kadib markaan arkay mushkilado badan oo la soo darisay asxaabta iyo walaalaha qaaliga ah ee la socda muxtarif markay soo download garaynayaan faylasha iyo video yada, shirkada IDM (Internet Download Manager) kuna ay udanayn wayday macaamiisheeda, waxaan isku kalifay inaan soo baadho barnaamij la mid ah oo badala shaqadiisii balse kaga duwan inuu yahay bilaash wax serial ahna aan ku waydiinayn abidkii.

Sidaad uga barateena Muxtarif waxa uu ku dadaalaa inuu daboolo idamka ilaahay mushkiladaha la soo darisa guud ahaan soomaalida iyo gaar ahaan dadka jecel ee la socta Muxtarif

Sideed u heli kartaa subscribers badan




Kadib markaan arkay baahida wayn ee loo qabo kordhinta subscribers ka oo aan ka arkay suaalaha badan ee ku soo noqnoqday mudo bil ah, waxaan isu diyaariyay inaan bilaabo xalqad ku saabsan sidaad u heli lahayd subscribers badan channel kaaga adigoo raacaya talaabooyin fudud oo u sahlaya channel kaaga horumar balaadhan.